Hadii ay Maxkamadi diiday codsigaagii Magangelyo-doonimo misna aadan lahayn Qareen sharci ah
- Waxaan nahay Hay,ad aan Dawli ahayn, yacni madax banaan
- Waxaan khibrad iyo Aqoon durugsan u leenahay Xuquuqda Magangalyada
- Waxaa naga go,an xaqiijinta in qofkasta oo bini aadam ahi helo xuquuqdiisa
- Waxaanu talo kaa siin doonaa Habsami u socodka Kiiskaaga magangelyo-doonimo
- Waxaanu kuu qaban doonaa Qareeen sharci ah oo cusub hadii aad rabto in aad cabasho ka gudbiso Go,aanka lagu siiyay ee Magangelyo-doonimo
- Sida ugu dhakhsaha badan ayaanu Balan kuugu samayn doonaa si aan kuu siino talooyin xaga sharciga ah.
- Turjumaan ayaanu kuu qaban doonaa hadii aad u baahato
- Adeegyadayadu waa kuwo Lacag la,aan ah(Bilaash)
MUHIIM waxaanu kuu Adeegii doona kaliya hadii diidmo lagu siiyay oo aadan lahayn qareen sharci ah. Waxba kaama caawin karno codsigaaga koowaad ee qaxootinimo.