Somali Formular

Talaabooyinkan qaad

  1. Sawir kaso wada qaad dhamaan waraaqaha jawaabtada codsiga magangelyo-doon. Soona dir
  2. Ka jawaab dhamaan su,aalaha hoose. hubi oo xaqiiji in aan kaala soo xidhiidhi karno  Taleefanka ama Emailka aad noo soo qortid.
  3. Si aan ballan kuugu qabano anaka ayaa sida ugu dhakhsaha badan kuula soo xidhiidhi doona. Hadii aad turjumaan u baahatana waan kuu keenaynaa
  4. Markaad buuxiso oo soo gudbiso foomka, waxaad ogolaatay shuruudaha wada tashiga.

    Shuruudaha Wadatashiga    

    Ma u baahantahy Turjumaan?
    HaaMaya

    Haddii aad caqabad kala kulanto marka aad buuxinayso ama aad dirayso foomka halkan guji.