Somali Startseite

Hadii ay Maxkamadi diiday codsigaagii Magangelyo-doonimo misna aadan lahayn Qareen sharci ah

  • Waxaan nahay Hay,ad aan Dawli ahayn, yacni madax banaan
  • Waxaan khibrad iyo Aqoon durugsan u leenahay Xuquuqda Magangalyada
  • Waxaa naga go,an xaqiijinta in qofkasta oo bini aadam ahi helo xuquuqdiisa
  • Waxaanu talo kaa siin doonaa Habsami u socodka Kiiskaaga magangelyo-doonimo
  • Waxaanu kuu qaban doonaa Qareeen sharci ah oo cusub hadii aad rabto in aad cabasho ka gudbiso  Go,aanka lagu siiyay ee Magangelyo-doonimo
  • Sida ugu dhakhsaha badan ayaanu Balan kuugu samayn doonaa  si aan kuu siino talooyin xaga sharciga ah.
  • Turjumaan ayaanu kuu qaban doonaa hadii aad u baahato
  • Adeegyadayadu waa kuwo Lacag la,aan ah(Bilaash)

MUHIIM waxaanu kuu Adeegii doona kaliya hadii diidmo lagu siiyay oo aadan lahayn qareen sharci ah. Waxba kaama caawin karno codsigaaga koowaad ee qaxootinimo.

foomka halkaan rixx