Somali Datenschutzerklärung

Sharciga dhawrista xogta

Sharciga dhawrista xogtu wuxuu kuu ilaalinayaa dhamaan xuquuqahaaga xogta shaqsiga ah, adiga oo ku qancay sharcigaas waxaad Awood noo siisay in aan isticmaali karno xogtaada isla markaana aan ku kaydin karno faylalkayaga. Sharciga dhawrista xogta ayaa go,aamin doona waxa nalooga ogolyahay iyo waxa aan nalooga ogolayn in aan ka isticmaalno xogtaada. Aad Ayaan u tixgalinaynaa ilaalinta xogtaada shaqsiga ah. Halkan waxaan kaaga cadaynaynaa in xogtaada aan lala wadaagii doonin cid sadexaad anaka oo aan adiga ogolaansho kaa haysan (Xaqiijin). Sidoo kale waxaad xaq u leedahay in aad na waydiisan karto in aan tirtirno xogtaada.

Halkan waxaad kala soo dagi kartaa sharciga ilaalinta xogta shaqsiga oo dhamaystiran oo Af-ingiriisi ku qoran adiga oo gujinaya halkan.

Hadii aad wax su,aal ah ka qabto sharciga dhowrista xuquuuqda shaqsiga ah fadlan nagula soo xidhiidh Emailkan info@pikett-asyl.ch